Qaamuus aqooneedka af-soomaaliga
Qaamuus aqooneedka af-soomaaliga (tijaabo)Edit
Qeybtan waxay ku socotaa tijaabin ku wajahan qaabka la iskula meeldhigi karo ama la isugu raaci karo erey, weedh, oraah, magac bixin ama cinwaan u yeelid IWM. Arrinkan waxaan ku billaabeynaa doodwadaag dabacsan oo ku saabsan boggan Wikipedia-ha af-soomaaliga ah magacii uu yeelan kari lahaa. Fikradaha la qabi karo, waxaa habboon in la raaciyo sharaxaaddooda iyo ilaha laga soo xigtay. Qoraalkan waxaa loo dhammeystiri doonaa sida ugu dhakhsaha badan.
Fiiro gaar ahEdit
Haddii aad dooneyso inaad igu raacdid, i saxdid ama wax aan xasuusneyn igu darsatid, fadlan qoraalkaaga dabadhig keyga, adigoo aan kan hore waxba ka baddaleynin. Mahadsanid.
fariisinta cinwaanka uu boggan yeelan karoEdit
Waxaa la soo jeediyey magacyo ama cinwaanno loo bixin karo boggan. Sida ay u badantahay, waxay noqon doontaa in loo bato dhinaca la is leeyahay ku dhawaaqiddeeda ayaa fudud ama "wey dhadhameysaa". Magacyada la soo jeediyey waxaa ka mid ah: Qaamuus aqooneedka xorta ah, Qaamuuska xorta ah ee aqoonta, Qaamuuska aqoonta guud, insaykolobedia iyo kuwo kale. yaa tahay adiga waxaan oran lahaa xogta wikipedia si loo garto magaca asalkiisa looguna daro isla markaas oraah soomaaliyeed oo tusinaysa ujeedada boga
Awoodda go´aan qaadashadaEdit
caddeynta iyo sal u yeelidda qaabka ereyga, odhaahda, qoraalka weedha, ama weer IWM== dhismaha weedha
Jihooyinka ay qoraaladu ku salaysnaan karaanEdit
cilmiga luqadahaEdit
siyaasadda lahjadaha iyo goboleysigaEdit
aniga waxaa eey ila tahay in loo dhaafo wikipedia-hiisa oo laga daalacdo boggan iyadoo luuqadda un la badili karayo sida haddaba loo badasho oo loogu bedelan karo afka soomaaliga.
MAHADSADIIN