Prayut Chan-o-cha (Thai: ประยุทธ์ จันทร์โอชา; waxa uu dhashay 21 March 1954) waa siyaasi u dhashay dalka Thailand, ahaana sarkaal ciidan oo shaqada ka fadhiistay, waxa uuna soo noqday Ra’isul wasaaraha dalka Thailand tan iyo markii uu xukunka kula wareegay afgambi militari sanadkii 2014-kii.