Eiffel Tower
Eiffel Tower
Xaquuqda sawirka: Tristan Nitot

The Eiffel Tower ee ku taala magaalada Baariis waa taalo ka mid ah kuwa ugu caansan aduunka ee astaanta u ah magaalada Baariis iyo guud ahaan wadanka Faransiiska.