Muuqaal Xul ah

Portal:Yurub/Muuqaal xul ah/1

A Panorama of Toledo as seen from Parador Hotel
A Panorama of Toledo as seen from Parador Hotel
Xuquuqda sawirka: David Iliff

Dabaqyada dhaadheer ee magaalada Toledo, Isbayn, goor galab ah oo qoraxdu sii dhici rabto. Magaaladan Toledo oo qadiimi ah waxay ka mid tahay Dhismaha Dhaxalgalka Aadamaha ee Hay'ada UNESCO ee ka tirsan Ururka Qaramada Midoobey.


Portal:Yurub/Muuqaal xul ah/2

Castle of São Jorge
Castle of São Jorge
Xuquuqda sawirka: Massimo Catarinella

Qasriga São Jorge waa dhismo weyn oo ku yaala badhtamaha magaalada Lisbon, magaalo-madaxda wadanka Bortuqiiska.


Portal:Yurub/Muuqaal xul ah/3

A panoramic view of Rüdesheim am Rhein, looking towards east.
A panoramic view of Rüdesheim am Rhein, looking towards east.
Xuquuqda sawirka: DXR

Rüdesheim am Rhein waa magaalo ku taala galbeedka degmada Rheingau-Taunus-Kreis, gobolka Darmstadt ee wadanka Jarmalka. Magaaladani waa mid qadiimi ah oo leh meelo badan oo taariikhi ah iyo dhismoyaal ka tirsan Dhismaha Dhaxalgalka Aadamaha ee Hay'ada UNESCO ee ka tirsan Ururka Qaramada Midoobey.


Portal:Yurub/Muuqaal xul ah/4

Interior of the Colosseum
Interior of the Colosseum
Xuquuqda sawirka: Paolo Costa Baldi

Muuqaalka guud ee Qasriga Colosseum in Roma, wadanka Talyaaniga. Qasrigan waxaa la dhisay badhtamihii qarnigii 1aad ee C.D ilaa maantana wuxuu ka mid yahay dhismayaasha ugu badan dalxiiska.


Portal:Yurub/Muuqaal xul ah/5

Prague
Prague
Xuquuqda sawirka: David Iliff

Muuqaalka guud ee Prague, magaalo-madaxda wadanka Jamhuuriyadda Jek.


Portal:Yurub/Muuqaal xul ah/6

Albert Bridge at night, looking south across the Thames to Battersea, a suburb in South West London.
Albert Bridge at night, looking south across the Thames to Battersea, a suburb in South West London.
Xuquuqda sawirka: Diliff

The Buundada Albert Bridge waa buundo cageed loogu talo-galay dadka taasi oo dul-marta webiga River Thames ee galbeedka magaalada London.


Portal:Yurub/Muuqaal xul ah/7

Ellmau
Ellmau
Xuquuqda sawirka: Bernie Kohl

Ellmau waa deegaan ka tirsan degmada Kufstein (district), hoostagta gobolka Sölllandl, wadanka Austriya. Tuuladani waxaa la aasaasay horaantii qarnigii 12aad C.D.


Portal:Yurub/Muuqaal xul ah/8 Portal:Yurub/Muuqaal xul ah/8


Portal:Yurub/Muuqaal xul ah/9 Portal:Yurub/Muuqaal xul ah/9


Portal:Yurub/Muuqaal xul ah/10 Portal:Yurub/Muuqaal xul ah/10