Maqaal Xul ah

Portal:Yurub/Maqaal xul ah/1

Turkiga (Af-Turki: Türkiye; Af Carabi : ar‎) sida dowliga ah loo yaqaano Jamhuuriyada Turkiga, waa wadan aad u balaadhan waxa uu ku kala yaala labad qaaradood ee Aasiya iyo Yurub wadanka

Turkigu waxa uu xuduud la leeyhay Joorjiya, Iran, Armiiniya, Azrabijan dhinaca bari dhinaca koonfur waxa uu xuduud kala leeyahay dalalka, Ciraaq Suuriya iyo bada dhexe dhinaca galbeed waxaa ka xiga wadan giriiga iyo wadanka Bulgaariya iyo bada loo yaqaano eeje, dhina waqooyi waxaa ka xiga bada madaw,waxa uu ahaa turkigu mid ay maa musho dawladii cismaaniyuuntu ilaa 1922 markaas oo la sameeyay dawladan turkiga ee aynu manta naqaano, dawladaas oo uu sameeyay ninkii la odhan jiray Mustafa Kemal Atatürki. Magaca Turkiya waxa uu kasoo jeedaa laba kalmadood oo laysisaaray oo kala ah kalmada Turk oo ah kalmada tilmaamaysa shacab waynaha Turkiga iyo kalmada iye oo ka hadlaysa wexeenaa markaa magacu macna ahaan waxa uu noqonayaa Turkiyadeenii. Wadanka Turkiga intii kahoraysay sanadkii 1922 waxaa maamulaysa Dawlada Cosmaniya. Kadib markii ay bur burtay Dawladii Suluuqiyiinta waxa samaysamay Dawladi Sismaaniyiinta.



Portal:Yurub/Maqaal xul ah/2

Midowga Yurub (Af Ingiriis : European Union; loo soo gaabiyo: (EU); Af Carabi : ar‎) waa urur midow siyaasad iyo dhaqaale kaasi oo ka dhexeeya dhamaan wadanada xubnaha ka ah midowga kuwaasi oo degan gobolo ka mid ah qaarada Yurub. Wadanada xubinta ka ah midowga waxay ku fadhiyaan dhul baaxadiisu le'eg tahay ilaa 4,324,782 km2 (1,669,808 sq mi), halkaasi oo ay ku nool yihiin dad gaadhaya in ka badan 510 milyan. Wadanada ka tirsan Midowga Yurub waxaa ka mid ah: Austria, Belgium,Bulgaria, Croatia, Cyprus, Czech Republic, Denmark, Estonia, Finland, France, Germany, Greece, Hungary, Ireland, Italy, Latvia, Lithuania, Luxembourg, Malta, Netherlands, Poland, Portugal, Romania, Slovakia, Slovenia, Spain, Sweden, United Kingdom



Portal:Yurub/Maqaal xul ah/3

Wadanka Ruushka (Af Ingiriis : Russia; ru: Россия) waa wadanka ugu weyn aduunka, waxoona ku yaalaa qaaradaha Yurub iyo Aasiya. Weyninka wadanka waxoo gaaraa ilaa 17,098,242 oo isku wareeg ah. Wadanka waxoo leeyahy 83 gobol oo ku kala yaalo meelo kala duwan. Woqooyiga ruushka waa dhul aad u qaboow, oo dad badan degeneen. magaalo waxaa jirto oo lagu magacaabay meesha aduunka ugu qabow. markii laga reebo deegaan kale oo kuyaalo meesha oo aduunka ku dhamaado, waxeena iska leh ruushka.

magaalo madaxda wadanka waa Moskow oona ah magaalada ugu wayn dalka, isla markaasneh ah magaalada ugu weyn qaarada yurub.



Portal:Yurub/Maqaal xul ah/4

Midowga Boqortooyada Biritayn (Af Ingiriis : United Kingdom of Britain; Af Carabi : ar‎) (loo soo gaabiyo UK) waa wadan ku yaalo waqooyi galbeed qaarada Yurub. Midowga boqortooyadani waa gasiirad ka go'an qaarada Yurub inteeda kale. Britain waxee ka koobantahay, Gobolada Ingiriiska, Skotland, Waalis iyo Woqooyiga Irland. Wadanka Britain waa wadanka ugu badan caalamka xaga gumeysiga sida aysheegen qorayaasha calamku isagoo lagu xusuusto gumaysigii u caalamka intiisa badan ku gumaystey ahna imika wadanka caalamka ugu xooga badan waa wadan aad iyo aad dadkiisu xadaarada ugu dheerayan waana wadanka koobad ee dadka madow ictiraafay wadankaa waxaa lagu xasuusta doorkii uu ka qaatey dagaalki labaad ee aduunka waa door layaab leh isagoo Ingiriisku uu qabsadey caasimadii hitler uu ka talinayey ee barlin isaga iyo maraykanka iyo farance inkastoo anay dawladahaa an hore kusoo xusay anay waxba ka qabsan balse uu isagu siyaasadii lagu qabsadey fikradeeda bixiyey go. Aankii lagu gaadhey magaalada london ee caasimada wadanka ingiriiska ee ahaa ina aduunka laga tirtiro xasuusta Hitler oo la hirgaliyey 1945 oo laga qabsadey dhamaanba wadamadii ugumaysanayey iyo wadankii Jarmalka.



Portal:Yurub/Maqaal xul ah/5

Afka Ingiriiska (Af Ingiriis : English; Af Carabi : ar‎) waa luuqad looga hadlo dhowr wadan waxeeyna tahay luqod caalamka aad looga xishmeeyo. Asal ahaan Afka ingiriiska wuxuu ka yimi luqadda Afka Laatiiniga, waxaana lagu alifey wadanka Ingiriiska. Fiditaanka uu Afka ingiriiska ugu fidey dunida waxaa sabab u ah gumeysigii Ingiriisku uu ku gumeystey dunida barkeeda kala bar. Mar walba oo uu wadan gumeysto, Ingiriisku wuxuu ka dhigi jirey afkiisa afka dawladda iyo tan barida. Guud ahaan, luuqada ingiriiska waxaa si heersare ah lagaga hadlaa 67 wadan, 27 deegaan iyo maamul, Ururo caalamiga ah sida: Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Commonwealth of Nations, Golaha Yurub, GUAM Organization for Democracy and Economic Development, International Criminal Court, International Olympic Committee, International Organization for Standardization, Ururka NATO, NAFTA, Organization of American States, Organisation for Economic Co-operation and Development, Organisation of Islamic Cooperation, OPEC, Pacific Islands Forum, UKUSA Agreement, Association of Southeast Asian Nations, ASEAN Economic Community, South Asian Association for Regional Cooperation, Turkic Council, Economic Cooperation Organization iyo meelo badan oo kale.



Portal:Yurub/Maqaal xul ah/6 Portal:Yurub/Maqaal xul ah/6


Portal:Yurub/Maqaal xul ah/7 Portal:Yurub/Maqaal xul ah/7