Tirada maqaallada ee la tirakoobay waa : 1.

Maqaallada xulka ah

Aad buu muhim u yahay !!

Cosboonaysiinta Category

lambarka maqaalka 1

 b - w - t  
img_frameless
img_frameless

Curiye kimiko waa macdan, kimiko adke, hawo ama dareere ah kuwaas oo laga helo meelo kala duwan oo dhulka ah. Sida la ogyahay, ilaa hada waxaa jira 118 Curiye, kuwaas oo ku xusan miiska Diwaanka Curiye. Intaas waxaa dheer, ayadoo lagu saleeynayo calaamadaha iyo dhaqanka curiye ayaa wuxuu u kala baxaa qeeybo badan oo, guud ahaan, soo hoosgala Bir (metal) 91 curiye, Bir la Mood (metalloid) 6 curiye, Bir Ma Ahe (nonmetal) 17 curiye, iyo Neefo.

Sida caadiga ah, curiye waa walax kimiko oo ka samaysan atom taas oo lagu kala saaro tirada atomic ee bu'diisa ku jirta - tirada borotoono ee bu'da atom. Guud ahaan, waxaa curiyaha loo qeybiyaa sadex nooc: Bir, Bir la Mood iyo Bir Ma Ahe. Tusaale fiican waxaa ah, Ogsajiinta iyo Nitrojiinta (Bir Ma Ahe), Silikoonta iyo Aarsenik (Bir La Mood), iyo Aayronta, Naxaasta, Dahabka iyo Koberta oo ah bir. Curiyaha kimiko waxaa ugu miisaan fudud Haydarojiinta oo leh tiro atomic 1 iyo tan ku xigta Hiliyaamta oo leh tiro atomic 2. Sidoo kale, labadan curiye waa kuwa ugu badan Koonka; halka Aayron iyo Ogsajiintu ay yihiin labada ugu badan qaab-dhismeedka qolofta dhulka. Inkastoo macdanta iyo isku dhisyada curiyaha qaarkood dadku aqoon u lahaayeen tan iyo 10,000 sano ka hor, inta u badan curiyayaasha waxaa la helay dhamaadkii qarnigii 19aad iyo qarnigii 20aad.

Sii aqriKayd

lambarka maqaalka 2

 b - w - t   Hagaajin

lambarka maqaalka 3

 b - w - t   Hagaajin

lambarka maqaalka 4

 b - w - t   Hagaajin

lambarka maqaalka 5

 b - w - t   Hagaajin

lambarka maqaalka 6

 b - w - t   Hagaajin

lambarka maqaalka 7

 b - w - t   Hagaajin

lambarka maqaalka 8

 b - w - t   Hagaajin

lambarka maqaalka 9

 b - w - t   Hagaajin

lambarka maqaalka 10

 b - w - t   Hagaajin

lambarka maqaalka 11

 b - w - t   Hagaajin

lambarka maqaalka 12

 b - w - t   Hagaajin

lambarka maqaalka 13

 b - w - t   Hagaajin

lambarka maqaalka 14

 b - w - t   Hagaajin

lambarka maqaalka 15

 b - w - t   Hagaajin

lambarka maqaalka 16

 b - w - t   Hagaajin

lambarka maqaalka 17

 b - w - t   Hagaajin

lambarka maqaalka 18

 b - w - t   Hagaajin

lambarka maqaalka 19

 b - w - t   Hagaajin

lambarka maqaalka 20