Portal:Qowmiyadda Soomaalida/Shakhsi xul ah/1

Nuruddin Farah (24 November 1945 ) waa mid ka mid ah qorayaasha Soomaalida waxuuna bilaabay qarnigii 20aad dabayaaqadiisa waxaana lagudoonsiiyay billad caalami ah 1998 waana mid ka mid ah hal abuurka soomaaliyeed waxuu ku caanbaxay qorista buugaag sida buugii ugu horeeyay ee lagu magacaabi jiray «(Adams Revben)».