Buurta Everest
Buurta Everest
Xuquuqda sawirka: Luca Galuzzi

Wejiga waqooyi ee Buurta Everest, taasi oo dhinac ahaan dhacda Deegaanada Tibet. Buurta Everest waa buurta ugu dheer dhulka, waxayna leedahay joog dhan 8,848 metres (29,029 ft) ka sareeya Jooga bada.