Pinocchio

Albumkii ugu horreeyay ee ay koox gabdhood f(x)

Pinocchio waa albumkii ugu horreeyay ee ay koox gabdhood f(x), soo saarto Abriil 20, 2011 ee SM Entertainment. "Pinocchio (Danger)" ayaa loo siidaayay sida heesta cinwaankeedu yahay Abriil 17-keedii albumku wuxuu ahaa kii 19-aad ee ugu iibinta wanaagsan 2011-kii Koonfur Kuuriya.[1]

Pinocchio
Studio album by
Wuxuu soo baxayAbriil 20, 2011 (2011-04-20)
Waxaa la duubay2009–11 ee S.M. Studios (Seoul, Koonfue Kuuriya)
NoocaK-pop
Dhererka33:27
47:47 (dib u xirxirid)
LanguageKuuriyaan
CalaamadaS.M.
Soo saareLee Soo-man
chronology
Nu ABO
(2010)
Pinocchio
(2011)
Electric Shock
(2012)
Heesaha albumka ee Pinocchio
  1. "Pinocchio (Danger)"
    Released: Abriil 17, 2011 (2011-04-17)
Daboolka daabacaadda dib loo baakadeeyay
Heesaha albumka ee Hot Summer
  1. "Hot Summer"
    Released: Juun 14, 2011
Music video
"Pinocchio (Danger)" on YouTube
"Hot Summer" on YouTube

Tixraacyada wax ka badal

  1. https://www.youtube.com/watch?v=kKS12iGFyEA