Park Ji-won (박지원; Maajo 19, 1998) oo loo yaqaan E:U, waa heesaa Koonfur Kuuriya ah iyo xubin ka tirsan kooxda gabdhaha Everglow.

E:U
Park ee 2020
Macluumaadka asalka
Magaca dhalashadaPark Ji-won
Dhashay (1998-05-19) Maajo 19, 1998 ( 25jir)
Hanam, Gyeonggi-do, Koonfur Kuuriya
QalabkaCod
Sanadaha Shaqada2019–hada
Falalka la xiriiraEverglow

Taariikh nololeedka wax ka badal

Park waxay ku dhalatay Hanam, Gyeonggi-do, Koonfur Kuuriya. Febraayo 24, 2019, E:U waxaa shaaca laga qaaday inay tahay xubinta shanaad ee Everglow. Markii ugu horreysay ee Everglow ay soo muuqatay, Park waxay ahayd hoggaamiyaha kooxda, laakiin 2021 ayaa lagu dhawaaqay in jagada hoggaaminta loo wareejin doono Sihyeon.[1]

Tixraacyo wax ka badal

  1. Sihyeon Becomes EVERGLOW’s New Leader As E:U Steps Down From The Position.