Ozan Tufan (Orhaneli, Bursa, 23 Maarso 1995) waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga, wuxuuna hadda u ciyaaraa kooxda Fenerbahce SK ee ka dhisan magaalada Istanbul iyo xulka qaranka dalka Turkiga. Ozan wuxuu hore ugusoo dheelay kooxda Bursaspor. Ozan waa laacib xirfadiisu aad u sareeyso waana midda keentay inuu soo jiidto indhaha kooxaha ugu waaweyn dunida kubadda-cagta ugu dambayntiina waxaa u suurtogashay inuu ugu wareego kooxda facaweyn ee magaalada Istanbul ka dhisan ee Fenerbahce SK aduun gaaraya 7 milyan oo Euro.

Ozan Tufan

Tufan oo u Safan Xulka Qaranka 2016
Macluumaad Xirfadeed
Saddex MagacOzan Tufan
Dhashay (1995-03-23) 23 Maarso 1995 ( 29jir)
Ku dhashayOrhaneli, Bursa, Turkey
Joogga1.82 m (6 ft 0 in)
Booska cayaartaKhad Dhexe
Macluumaadka Naadiga
Kooxda HaddaFenerbahce SK
Nambarka8
Ciyaartooyda yar-yar
2005–2012Bursaspor
Cayaartooyda Waawynka*
SanadahaTeamApps(Goolal)
2012–2015Bursaspor42(3)
2015–Fenerbahce SK26(0)
Xulka Qaranka
2012Turkiga 17-Jirka ah if1(0)
2012–2013Turkiga 18-Jirka ah11(0)
2012–Turkiga 19-Jirka ah1(0)
2014–Turkiga27(2)
* Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 1 May 2016.

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 31 March 2015
Ozan Tufan oo Bursaspor u dheelaya