Oday si guud waa duq waxaana loola jeedaa ninka marka uu Da' noqdo ayaa oday lagu magacaabaa.

waxaa kale oo oday loogu yeeraa qofka caaqilka ah ee dadku ay jecelyihiin iyadoo aan da'da laga fiirin.

oday waxaa kaloo la yiraahdaa qofka meel masuulka ka ah.