Oğuzhan Özyakup waxaa lagu naaneesa Ozzy waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga. wuxuuna hadda khadka dhexe uga ciyaaraa kooxda Beşiktaş JK ee ka dhisan magaalada Istanbul iyo xulka qaranka dalka Turkiga. waxaa uu hore ugusoo dheelay kooxda Arsenal ee dalka Ingiriiska. Özyakup waa ciyaaryahan aad u xirfad badan waxaana lala meeldhigaa halyeeygii reer Farans ee Zinedine Zidane.

Oğuzhan Özyakup

Özyakup oo u Safan Xulka Qaranka Turkiga
Macluumaad Xirfadeed
Dhashay (1992-09-23) 23 Sebteembar 1992 ( 31jir)
Ku dhashayZaandam, Holland
Joogga1.80 m (5 ft 11 in)
Booska cayaartaKhad Dhexe
Macluumaadka Naadiga
Kooxda HaddaBeşiktaş JK
Nambarka15
Ciyaartooyda yar-yar
2005–2008AZ
2008–2012Arsenal
Cayaartooyda Waawynka*
SanadahaTeamApps(Goolal)
2011–2012Arsenal0(0)
2012–Beşiktaş JK110(19)
Xulka Qaranka
2008–2009Holland 17-Jirka ah15(5)
2011–2012Holland 19-Jirka ah9(2)
2012–2014Turkiga 21-Jirka ah7(3)
2013–Turkiga15(1)
* Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 16 May 2016.

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 06 September 2015
Oğuzhan Özyakup oo Beşiktaş JK u dheelaayo