Nuur Fanax
Nuur Fanax waa dagmo ku taal Gobolka hiiraan waxa aay 45km u jirta magaala madaxda gobolka hiiraan Baladweyne. Nuur fanax waa dagmo aay ku nool yihiin dad xoola dhaqato ah oo dhaqdo geela,ariga,loda waxa kale oo ay caan ku yihiin waa dad beeraley ah waxa ay tacbadaan beeraha labada xili roobaad ee guga iyo derta. Nuur fanax waxay ku Taal laamiga dher ee isku xera somalia koofur iyo waqoyi waxaana degan oo iska leh qabiilka farax cagaweyne Tuuladaan Dadkeeda waxay caanku yihiin marti khaadka, iyo soodhaweeynta sidoo kale dadkeeda inta badan dadkeeda ilkahooda waa casaan waana tuuloyinka ugu faca weeyn uguna wanaagsan dhanka hormarka iyo wax soosarka xoolaha iyo beeraha sidoo kale waxay leedahay ceelka ugu mac soomaaliya.
Nuur Fanax | |
---|---|
نور فانة | |
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude. | |
Dalka | Soomaaliya |
Degmo | Hiiraan (Somalia) |
Aag saacadeed | UTC+3 (UTC) |
• Xagaa (DST) | UTC+3 (UTC) |
Thiinada Boostada | 10016 |
Thiinada Tel | Hertel 0615, Telecom 021Hormuud 043 |
Ciidaha | Ciid weyn iyo ciid yar |
Maalinta Ciidda | 10ka Carafo iyo 1da soon fur |
Email:hanaddirir99@gmail.com |
Soomaalaiya waxee u qeebsamtaa 18 gobol sida uu qabo dastuurka soomaaliya Cutubka 1aad, Qodobka 7aad, faqradiisa 1aad, 2aad iyo 3aad
- Gobannimada Jamhuuriyadda soomaaliya waxay koobeysaa dhulka Jamhuuriyadda oo idil, oo ay ku jiraan berriga, jasiiradaha, biyaha goboleed, ururkooda, hawadooda iyo geyi-qaaradeedka.
- Dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya waa laguma xad-gudbaan lamana qaybin karo.
- Guddoon afti Qarameed oo keliya ayaa lagu oggolaan karaa waxkabeddelidda dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya.
N° | Gobol | Magaalo Madax | Bed ama baaxad | Tirada dadka | |
---|---|---|---|---|---|
1 | Awdal | Boorame | 21.374 | 417.000 | |
2 | Bakool | Xudur | 26.962 | 365.000 | |
3 | Banaadir | Muqdisho | 370 | 4.276.000 | |
4 | Bari | Boosaso | 70.088 | 1.500.000 | |
5 | Baay | Baydhabo | 35.156 | 1.106.000 | |
6 | Galguduud | Dhuusamareeb | 46.126 | 628.000 | |
7 | Gedo /Jubada Sare | Garbaharey | 60.389 | 987.000 | |
8 | Hiiraan | Beledweyne | 31.510 | 538.000 | |
9 | Jubbada Dhexe | Bu'aale | 9.836 | 363.000 | |
10 | Jubbada Hoose | Kismaayo | 42.876 | 668.000 | |
11 | Mudug | Gaalkacyo | 72.933 | 763.000 | |
12 | Nugaal | Garoowe | 26.180 | 160.000 | |
13 | Sanaag | Ceerigaabo | 53.374 | 531.000 | |
14 | Shabeellaha Dhexe | Jowhar | 22.663 | 864.000 | |
15 | Shabeellaha Hoose | Marka | 25.285 | 1.400.000 | |
16 | Sool | Laascaanood | 25.036 | 945.000 | |
17 | Togdheer | Burao | 38.663 | 942.000 | |
18 | Woqooyi Galbeed | Hargeysa | 28.836 | 1.190.000 |