Nuri Şahin waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga, wuxuuna hadda u ciyaaraa kooxda Borussia Dortmund ee ka dhisan dalka Jarmalka iyo xulka qaranka dalka Turkiga. Horey wuxuu ugu soo ciyaaray Kooxaha Feynoord, Real Madrid iyo Liverpool FC ee ka kala dhisan dalalka Holland, Isbania iyo Ingiriiska.

Nuri Şahin

Şahin oo u Dheelaya Antalyaspor 2021kii
Macluumaad Xirfadeed
Saddex MagacNuri Şahin
Dhashay (1988-09-05) 5 Sebteembar 1988 ( 35jir)
Ku dhashayLüdenscheid, Jarmalka Galbeed
Joogga1.80 m (5 ft 11 in)
Booska cayaartaKhad Dhexe
Macluumaadka Naadiga
Kooxda HaddaBorussia Dortmund
Nambarka18
Ciyaartooyda yar-yar
1994–2001RSV Meinerzhagen
2001–2005Borussia Dortmund
Cayaartooyda Waawynka*
SanadahaTeamApps(Goolal)
2005–2008Borussia Dortmund II5(1)
2005–2011Borussia Dortmund135(13)
2007–2008→ Feyenoord (loan)29(6)
2011–2014Real Madrid4(0)
2012–2013Liverpool FC (loan)7(1)
2013–2014Borussia Dortmund (loan)49(5)
2014–Borussia Dortmund16(1)
Xulka Qaranka
2003Turkiga 16-Jirka ah2(0)
2004–2005Turkiga 17-Jirka ah21(5)
2004–2005Turkiga 19-Jirka ah6(0)
2007–2008Turkiga 21-Jirka ah11(4)
2005–Turkiga49(2)
* Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 21 May 2016.

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 29 May 2016
Şahin oo u dheelaayo Xulka Qaranka Turkiga 2016kii