Noocyada coomaadaha duug ah

noocyada coomaadaha duug ah waxaa af ingiriis lagu dhahaa old world vulture species. Waxaa ka mid ah Geeltoosiye, coomaado gorgor iyo baqalyo.