Niini Dance (dhashay Nadiifa)[1] waa fannaanad iyo raaber Soomaaliyeed, ku caan baxay heesaheeda, "Balaq Balaq", "Labo Koob Caano", "Quraacda Kari" iyo "5ta Somali".

Niini Dance
Ku dhashayNadiifa
Soomaaliya
NaaneesNadiifa NiiNi
Nuurto
Ilmaha1
Niini Dance
Nooca fanka
shaqadaRaaber
Falalka la xiriiraSharma Boy

Nolosha shaqsiyeed wax ka badal

Niini Dance waxay ku nooshahay Muqdisho waxayna u dhashay hal wiil.

Filmografi wax ka badal

Telefishanka wax ka badal

Sanad Magac Xusuusin
2020 Barnaamijka Qaraaxo Barnaamij si toos ah talefishin uga baxa bisha Ramadaan ee Astaan
  1. Barnaamijka Qaraaxo. Astaan.