New York
(Waxaa laga soo toosiyay New York City)
w:es:New York New York ama New York City, waa magaalo ku taalo dalka Mareykanka. New York waa magaalada ugu dad tirada badan dalka Marrykanka marka lafiiriyo sida ee iskuugu dhawyihiin, waana meesha hogaamiso ganacsiga aduunka. magaalada New York waxaa lagu yaqaanaa Hurdo la aanta, waa magaalo shaqeeneeso habeen iyo maalin. tirada dadka magaalada New york waa 8.336.697 (2012), waxaana lagu hadlaa luqado gaareeso, ku dhawaan 170 luqad, ajnabiga ayaa ku badan magaalada. New york waa magaalada la soo weeraray 11kii sebteembar 2001. waxaana ku dhintay dad gaareeso ku dhawaan 3000 oo qof, labo dabaq oo la soo riday.
Caasimada Niyu Yook | |
---|---|
City of New York | |
![]() Ka soo biloow kor: Midtown Manhattan, Times Square, Unisphere ku yaala Queens, Buundada Brooklyn, Deegaanka Manhattan ee ku yaalaan Dabaqyadii Mataanaha, Beerta Dhexe, Xarunta Qaramada Midoobay, iyo Sanamka Liberty | |
Nickname(s): Maqaal dhamaystiran: Nicknames of New York City | |
![]() Halka ay dhacdo | |
Dalka |
![]() |
Gobol |
![]() |
Ka kooban |
Bronx, Brooklyn, Manhattan, Queens, Gasiirada Staten |
Gumaysi |
![]() ![]() |
La degay | 1624 |
Dowlada hoose | 1898 |
Dowlada | |
• Nuuca | Gudoomiye |
• Body | Degmada New York |
• Gudoomiye | Bill de Blasio (D) |
Bedka | |
• Wadarta | 468.5 sq mi (1,213 km2) |
• Land | 302.6 sq mi (784 km2) |
• Water | 165.8 sq mi (429 km2) |
• Metro | 13,318 sq mi (34,490 km2) |
Joogga | 33 ft (10 m) |
Tirada dadka | |
• Estimate (2012) | 8,336,697[4] |
• Rank | Mida 1aad |
• Cufnaanta dadka | 27,550/sq mi (10,640/km2) |
• Metro | 19,831,858 (Mida 1aad) |
• CSA | 23,362,099 (1st) |
Magac kale | New Yorker |
Aag saacadeed | UTC-5 (Eastern (EST)) |
• Xagaa (DST) | UTC-4 (EDT) |
ZIP code(s) |
100xx–104xx, 11004–05, 111xx–114xx, 116xx |
Furaha | 212, 347, 646, 718, 917, 929 |
FIPS code | 36-51000 |
Astaanta GNIS | 975772 |
geoTLD | .nyc |
Website | www.nyc.gov |
Magaalooyinka Maraykanka | ![]() |
---|---|
Atlanta · Austin · Boston · Baltimore · Bloomington · Kolumbus, Ohio · Chicago · Dallas · Denver · Detroit · Houston · Honolulu · Kansas City · Los Angeles · Las Vegas · Memphis · Miami · Minneapolis · New York · Nashville · Oakland · Omaha · Orlando · Phoenix, Arizona · Portland · Philadelphia · Rochester · San Antonio · Saint Paul · San Diego · Seattle · San Fransisko · Washington D.C |
TixraacEdit
- ↑ the Mayor, New York City Office of (January 8, 2010). New York, City of http://www.nyc.gov/portal/site/nycgov/menuitem.e985cf5219821bc3f7393cd401c789a0/. Soo qaatay January 8, 2010. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ 2.0 2.1 . United States Census Bureau. 2011-02-12 http://www.census.gov/geo/www/gazetteer/gazette.html. Soo qaatay 2011-04-23. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . United States Geological Survey. 2007-10-25 http://geonames.usgs.gov. Soo qaatay 2008-01-31. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑
http://quickfacts.census.gov/qfd/states/36/3651000.html. Soo qaatay July 10, 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . United States Census Bureau http://factfinder.census.gov. Soo qaatay 2008-01-31. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)