Neoarkeyaan (Neoarchean) waa xilligii juquraafi ee ugu dambeeyay ee eonka Arkeyaan. Waxay bilaabatay 2.8 bilyan sano ka hor waxayna dhammaatay 2.5 bilyan sano ka hor.[1] Kahor xilligii Neoarkeyaan waxay ahayd Mesoarkeyaan era iyo kahor Baleyobroterosoyig.

Ogsajiinig footosintesiska ayaa markii ugu horeysay soo ifbaxday xilligaan. Tani waxay keentay masiibo ogsajiin ah xilligii Baleyobroterosoyig. Waxaa sababay sunta ogsajiinta ku ururtay hawada. Tan waxa abuuray footoawtotrof soo saara ogsijiin oo ka soo baxay Neoarkeyaan. Qaaradda sare ee Kenorland ayaa la sameeyay muddadan, qiyaastii 2.7 bilyan oo sano ka hor.

Tixraacyada wax ka badal