Najma Nashaad

Fannaanad Soomaaliyeed

Najma Nashaad waa fannaanad Jamhuuriyada Somaliland kaso jeeda. Najma Nashad wa gabadh Duriyada Reer Sheekh Isxaaq ah, waxay ku guuleysatay "Fanaanada Dumarka oo Sanadka" ee Abaalmarinta Madxafka Soomaaliya ee 2021.[1]

Najma Nashaad
2021
Macluumaadka asalka
Nooca fankaFanka Soomaalida
OccupationsFannaanad
QalabkaCod

Tix wax ka badal

  1. 2021 SOMALI MUSEUM AWARDS​. YouTube.