Muusafiin
Muus[1]waa qabiil ka tirsan beelaha ugu facawayn gobolka Awdal ee ku aftirsada subeer samaroon. Waxaa ka mid ahaa sheekh makahiil oo u duceeyey samaroon. Waxay ka qayb qaateen halgankii Axmed Guray hogaaminayey. Waxay aasaaseen oo dhidibada u taageen isbahaysiga Habarcafaan[2] wakhti gayyiga somalida aan laga aqoon isbahaysi, xeerar iyo qaab dhismeed maamul. Isbahaysigaas loogu magacdaray Habarcafaan waxaa fikirka lahaa oday la oran jiray Qoorgaab oo ahaa haldoorkii muusafiin. Markii la daggay magalada Borama muddo laga joogo qarni iyo badh, waxay ahaayeen musafiinku dadkii ugu horeeyey ee dagaan ku noqda dagmada Borama. Bilawgii dagmada borama waxaa lagu yaqaanay musafiin iyo carab. Maqaxidii ugu horaysayna oday muusafiina ayaa furay oo ahayd bilaawalay. Odayadiii ugu doorka roonaa ee gumaysigii ingiriisku la tashan jiray waxay ahaayeen Geelle Cagawayne oo ahaa odayada dhaqanka xiligaas kuwa ugu doorka roon iyo Axmed muuse oo ahaa Ganacsade iyo oday tix galin ku dhex lahaa dagmada Borama.
Waxaan qoraal kooban hoos ku xusay qaar ka mid ah saraakiishii iyo madaxdii muusafiin ee soo maray sooyaalka taariikhda facawayn laga soo bilaabo dawladii hore somaliya ilaa la soo gaadhayo dawladda somaliland ee xornimada kala soo noqotay somaliyadii hore. Inta jilib ee UU u kala baxo.
Guud Ahaan ( Muusafiin ) Kuna Magac Dheer (Muusafiin Magaalo) Ahna Reerkii Ugu Horeeyey Ee Magalaada Boorama Deegan Ahaan u daga
1.Reer Haaruun : A) Rooble B) siciid c) Cumar ugac
2. Reer Cabdi (a). Cadaawe (b).Webi.(c) Alamagan
3.Ismaaciil (a) Cali Gadhwayn (b)Cali ugaadh (C)Cabdile (D)Idaar iyo shirdoon.
. Bilawgii somaliland ilaa 2023. 1. Aasaaskii xisbiyada iyo hirgalintoodii gobolka awdal. A. Xisbigii udub waxa gobalka ka hirgaliyey Eng. Axmed Xasan Ardale. Xaaji ibrahim cigaal ayaa usoo dirtay gobolka in uu ka hirgaliyo xisbiga udub. B. Xisbiga kulmiya waxaa gobolka ka taagay hirgalintiisana lahaa Axmed Muxumed Gelle (dacar). C. Xisbiga wadani waxaa kamid ahaa aasaasayashiisii gobalkana ka hirgaliyey sobabna u ahaa in uu qiimayntii xisbigu noqdo xisbigii ugu tirada badnaa siyaasi caanka ahaa Axmed Muumin Seed D.gashanle/dhexe prof maxamed elmi axmed(ojar) badhasaabka maroodi jeex septa 2021 ilaa. E.Fuad Axmed Diiriye, xildhiibaan golaha wakiilada Somaliland. F. Axmed Cali Xadi, xildhiibaan golaha deegaanka Borama. G. Cabdisalan Ismaaciil Nour(Galde) gudoomiyaha Gobolka Awdal ee urur-siyaasadeedka Horseed
2. Xilalkii soomaliland ka soo qabteen xubno ka tirsan beesha Musafiin. A. Xubno ayey ka soo noqdeen golaha wakiilada, axmed muxumed geele, shiine, cabdiqadir tukale, fuad Axmed diriye B duqa magalada ilaa laba jeer ayey ka soo noqdeen. Cabdiraxman Shide Bille oo ahaa mayorkii magalada tusay in wado la dhisi karo iyo ciise Jikaako oo ilaa hada uusan jirin mayor ka wax qabad badnaa oo soo maray duqa magalad Borama. C. Agaasimihii wasarada beeraha oo ahaa cabdiqadir jibril tukale. D. Wasiir kuxigeenka wasarada qorshaynta idris maydhane warsame. E. Pro. Farax Cilmi Geedoole oo ahaa wasiirka wasarada waxbarashada iyo wasarada beeraha somaliland . F. Sharmake Axmed muxumed oo ahaa gudoomiyihii ugu samaynta badnaa ee soo maray Hayada shaqaalaha somaliland. G. Axmed muxumed Geele (dacar) oo ahaa gudomiyaha gobolka Sanaag H. Jaamac Yusuf Gadhle oo ahaa gudomiyihii gobolka saxil I. Axmed muumin seed oo ahaa gudomiya ku xigeeenkii koobaad ee xisbiga wadani una soo diga rogtay xisbiga kulmiya oo hada ah wasiirka wasaarada horumarinta beera runtiiina ah wasiirkii ugu wax qabad badnaa ee soo maray intay somaliland jirto wasaarada beeraha taasna waxa cadayn u ah in 100 cisho ee ugu horeeyey loo aqoonsaday wasiirkii ugu waxqabad badnaa wasiirad somaliland. J. Prof. Musse Omar Galde, oo ka mid ahaa aqoonyahanka gobolka awdal soona noqday Head of Freshman Deparment ahaana Professor radii Jamacada Camuud Dhidibada u Taagay , lana soo Shaqeeyay wasarada Waxbarashada Kalana Shaqeeyay Manhajka Dugsiyada Sare ee Hada la Dhigto Waxa uuna Qoray Buuga Geographicga ee dugsiga sare K. Garyaqaan caynaan oo ahaa xubin ka tirsan gudigga sare ee maxkamadaha iyo cadalada somaliland. L. Agaasimihii miinada somaliland konel maxamed maydhane warsame. M. Qaar badan oon magacdooda xusi karin waxay ka qayb qaateen amniga gobolka iyagoo xillal kala ah: gudomiya sirdoonka, maxkamada, taliyaal ciidnka, taliyayasha saldhigyadaba iyo isu duwayasha wasaradah ka soo noqday gobolka Awdal. N. Abdirazak ilyas Hassan (balaloo) Aqoonyahan ka baxay jaamacadaha dalka ahna dhalinyarada haldoorka ah kana mid ah dadka intelligence ka leh iQ sare waana dhaqtarka tirsan barnaamijka shaqo qaran ee uu aasasay madaxweyne muuse biixi cabdi. O. Axmed ilyas Hassan (balaloo) aqoonyahan ah siyaasi taageere badana bulshada ku leh waxna ka barta jaamacadaha dalka. Saraakiishii iyo madaxdii wakhtigii somaliya:--
1. Gen. Yusuf Talan Cali oo ahaa taliyihii Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Qaybta Berbera.
2. Gashaanle Sare Maxamed Maydhane warsane oo u qaabilsanaaTopography Wasaradii gaashandhiga Soomaaliya
3.Commander Maxamuud daahir nuur (Waxarta), ka mida commadosti uhoreyse militarigi somalia iyo jabuuti.
4.Gashaanle Sare Daahir Nuur Obsiiye Taliyihii Ciidanka Cirka Ee Ciidankii Xooga Dalka Soomaaliyeed Qaybta Gobolka Mudug.
5. Gaashaanle Sare Maxamed Indha yare Taliyihii Ciidankii dhabar Jabinta Gobolka Waqooyi Galbeed Hargaysa.
6.Gashaanle Sare Daahir Qaabil Shirwac Taliyihii Ciidankii Xooga Dalka Soomaaliya Qaybtii Xeebaha Galbeedka.
7.Gashaanle Sare Bakaal Taliyihii Ciidankii Nabad Sugida Gobolka Waqooyi Galbeed Qaybta Hargaysa.
8.Gashaanle Sare cabdi Cismaan oo kamid ahaa sarakishii cidadii xooga somaliya.
9.gashaanle Sare Cali cabdilahi Iiman (cali Kukude) oo ka mid ahaa sarakishii cidankii somaliya.
10.Gaashaanle dhexe Siciid Xasan Nuur Taliyihii Ciidankii Soomaliya Qaybta Idaacada Radyow Hargaysa.
11.Gashaanle Dhexe Caynaan Taliyihii Ciidankii Madafìicda Hargaysa Sarakiishii Muusafiin Ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Ee Dawaladii Maxamed Siyaad Bare.
12.Garyaqankii Guud Ee Soomaaliya Yuusuf Cilmi Rooble
13.Agaasimihii Guud Ee Wasaaradii Maaliyada Ee Soomaaliya Aadan Aamin Cawl.
14.Agisimihii Waaxda Lacagta ee Wasaaradii Cafimaadka Idris Maydhane Warsame
15.Injineerkii Maraakibta Soomaaliya Muuse Caynaan Geele
16.Agasimhii Ayax Maxamed Cilmi Caynaan dhabaroo
17.Xoghayihii Wasaradii Arimaha Gudaha Ee Soomaaliya Siciid Claahi Iimaan.
18.Maxame Faarax Claahi Xasharo oo ahaa Agasimihii Guud Ee Wasaradii Waxbarashada Soomaaliya Markii Dambe ahaa Gudoomiyihii Ururkii SDA Markii Dawaladii Soomaaliya Burburtay
19. Muuse Claahi Faqle Muuse konel kantirsan sarakiishii ciidanka somaliya
20. Cabdilahi nuur faqfle oo ka mid ahaa korneeladii igu horeeyey somaliya
21. Maxamuud iimaan qaame oo gudomiye ka ahaa bangigii Burco
22. Garyaqaankii guud ee somaliya cilmi cali nacaye 23. Qore aqoonyahan Abdirazak ilyas balaloo 24. Qore abdilaahi sheekh aaden
Muhiimada
wax ka badal“Ilaah … indhahooda ilmo kastuu ka tirtiri doonaa, oo dhimashona mar dambe ma jiri doonto, oo mar dambena ma jiri doonaan murug iyo oohin iyo xanuun toona.”