Muusa al-haadi
Muusa al-haadi bin muxamad al-mahdi bin abuu jacfar al-Mansur (afka carabiga; موسى الهادي بن أبو عبد الله محمد المهدي بن أبو جعفر عبد الله المنصور) wuxuu ka mid ahaa khulafada cabaasiyiinta, wuxuu taliyay laga bilaawo 169H\785 ilaa 170H\786, Dawladnimadiisii gaabnayd waxay ku dhammaatay fowdo gudaha ah iyo loolan awoodeed oo hooyadii[1], walaalkiis haaruun alrashiid ayaa xilka qabtay gadaashii.
Xigasho
wax ka badal- ↑ Stanley Lane-Poole, The Coins of the Eastern Khaleefahs in the British Museum