Mulatu Teshome Wirtu (Ge'ez: ሙላቱ ተሾመ ውርቱ; dhashay 1957) waa siyaasi Itoobiyaan ah oo Madaxweyne ka ahaa Itoobiya 7dii Oktoobar 2013 ilaa 25 Oktoobar 2018.