Mokgweetsi Eric Keabetswe Masisi (dhashay 21 July 1962) waa madaxweynihii shanaad ee imikana ah Botswana. Wuxuu soo noqday Madaxweyne kuxigeenka 8aad ee Botswana laga bilaabo 12ka Nofeembar 2014 ilaa Abriil 1 2018. Wuxuu xubin ka ahaa baarlamaanka Golaha Shacbiga ee deegaanka Moshupa-Manyana laga soo bilaabo 2009 ilaa 2018.