Miirtaqwa
MIIRTAQWO WAA DEEGAAN MID KA MID AH DEEGAANNADA LA ISKU YIRAAH AFARTA TUULO[Afartatuulo 1]
Haatan waa deegaan loo ololeeynayo in la dhigo degmo.
Waxa ay ku taal shabeellada dhexe waxeeyna hoos tagtaa segmada mahadaay.
Deegaanka wuxuu caam ku yahay dhanka ganacsiga gaar ahaan kala iibsiga xoola iyo dalaga.
Miirtaqwo magaca miirtaqwo ayaa baxay mar dhaw. Waloow waagii siyaad la oran jiray miirtuugo si kastaba haatan waa deegaan caam ku ah nabada iyo dad jaceylka waana deegaan sameeynaya horumar la taaban karo.
Faah Faahin
wax ka badalmiirtaqwo waa degmo Kamid ah degmooyinka gobolka shabellada dhexe waxaana hoos taga deeganada Laisku Yiraa Afarta Tuulo eee gobolka sh/dhexe waxa eey xad wadagaan degmada Mahadaay-weyne oo kamid ah degmooyinka ugu cansan gobolka sh/dhexe ugu fac weyn waxay magaalada caasimada ah ee muqdisho ujirtaa qiyaastii 150km degmada waxay kamid tahay Deegaanada fara kutiriska ah wadanka somaaliya ee aan waligeed hoos imaan wax maamul ah ama uusan ka arrimin laakin dadka deegaanka ayaa aalaaba uguuntan horumarinta dadkooda iyo deegaankooda waxaa kuyaal degmada isguulaad uu ugu caansanyahay dugsiga hoosa dhexe ee miirtaqwa primary and intermidiate SCHOOL sidoo kale waxaa kuyaal isbitaallo iyo masaajid waa weeyn dadka degan degmada waxay caan kuyihiin dhaqashada xoolaha iyo beerashada dhulka degmada waxa ay ugu mashquul badantahay maalinta khamiista ah oo uu furanyahay suuqa wayna ee layiyiraa KAXDA Degmada miirtaqwa waxa ey suuq u tahay deegano badan oo usoo badeeco iib geysta sida deeganada 1* qurac faarax 2* gumareey 3* qar qar 4* kooreey 5* laba fido 6* fido yedeleey Iyo deegaano kale oo badan Dadka Caanka Ah Ee Kasoo Jeeda Miirtaqwa Waxaa Kamid Ah
Madaxweynihii 4aad ee somalia AUN mudane cali mahadi maxamed
Madaxweynihii 7aad Ee Somalia Mudane Sheikh Shariif Sheikh Axmed Siyaasiga Caanka Ah Salaad Cali Jeelle Ahaana Xildhibaan Hore Sidoo Kale Soo Noqday Wasiir Kuxigeenki Gaashaandhiga/Warfaafinta Xukuumadii Cali Maxamed Geedi Wasiirkii hore arimaha gudaha somalia xukumadi cali qalif galeyr Mudane dahir sheikh maxamed dahir dayax
Ganacsatada Caanka Ah
Maxamuud Shiikh Axmed Shiikh Maxamuud oo ku Magac Dheer Shariif Dhegaweyne
Sidoo Kale Ganacsadaha Caanka Ah Mudane
C/llahi Maxame'd Gaabow(TAABUL)
Ganacsatada Caan Ka Ah Dalka Kenya Iyo Somalia
Mudane C/raxmaan Shiiq Yuusuf Omar (C/raxman Xaante)
Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Nuur Ahaa Waziiru Dowlahi Hore Xukumadii PM C/weli Sheikh Iyo Cumar C/rashiid Ahna Milkiilaha Hotel City Plaza
Waxaa kaloo ka dhashay halyeeyga caanka ah Korneel abuukar maxamed nuur oo ku magac dheer shiina Jiis
Iyo gudoomiyaha qurba joogta reer Miirtaqwo muddane Abuukar Shiikhow kuulow
Dhamaad
Cite error: <ref>
tags exist for a group named "Afartatuulo", but no corresponding <references group="Afartatuulo"/>
tag was found