Miinoo - hub. Qeexida guud ee hubka qaab macnaheeda guud, inta badan walxaha qarxa ee daas gaar ah.

Wixii ka dhacay Soomaaliya 1988 malaha waa ka sii foolxun. Markii Hargeysa la duqeeyay ayaa dadkii deganaa lagu khasbay inay qaxaan. Askarta ayaa markaas miinooyin ku aasay guryihii laga tagay. Markii uu dagaalku dhammaaday ayay qaxootigii dib u laabteen, balse waxaa lagu naafeeyay ama lagu dilay qaraxyo qarsoon.[1]

  1. Land Mines—Weighing the Cost