Mercy Primary and Secondary School waa iskuul ku yaalo gobo Hiran, soomaaliya.Iskuulkaan waa iskuulka ugu waxbarashada fiican markii loo fiiriyo Degmooyinka kale ee gobolka xilligan. iskuulkan waxaa la aasay sannadku markuu ahaa 10- april-1996kii xilligaasi oo baahi waxbarasho ka jirtey gudaha waddanka Soomaaliya maadaama dowladdii dhexe ay dhacdey sannadii 1990kii wixii ka dambeyayna iyadoo waddanka faraha lagaley dagaallo aan kala joogsi laheyn, ayaa dadka Degmada waxeey go'ansadeen ineey sameystaan Iskuul. Iskuulkan ayaa ka kooban heerarka waxbarasho hoose illaa dugsiga sare sidoo kale, Iskuulka waxaa ka qalinjibisay 2006 ilaa maanta dufco wallow qaarkood ay dhameystirteen heerarka kala duwan ee jaamacadeed Degree, Master iyo PhD.