Maxamuud dhabaneey waa Nabadoon u dhashay beesha saruur gaar ahaan cumar ibraahim gaar ahaan halane cumar waxuu ku dhashay degmada xarardheere waxuu aduunka uga tagay 7 wiil iyo 8 gabar waxyaabaha lagu ammaani jiray waxaa ka mid ahaa inuu ahaa nin nabada jecel ka shaqeen jiray arimaha xalinta qilfaadka beelha soomaliyeed gaar ahaan beesha uu ka dhashay ee saruur wiilasha maxamuud dhabaneey waxa kamida xersi cabdi iyo cabduqaadir[1] ciise cabdullaahi nuur

  1. soo