Maxamed Cabdi Xaashi Wuxuu ka dhashay beesha Reer-Darawiish wuxu ku dhashay Baadiyaha Xargaga ee ka xidha dhinaca Galbeed Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool,wuxuu wax barashadiisii ka bilaabay Magaalada Laascaanood oo markaas ahayd qariyad yar,Muddo ka dib wuxuu wax barashadiisii u wareegey Magaalada buro

Mohamed Abdi Hashi
(Carabi) محمد عبدي هاشي
Maxamed Xaashi


Ka qabtay xil
October 2004 – 8 January 2005
Xilka kaga horeeyey Cabdullaahi Yuusuf Axmed
Xilka kaga dambeeyey Maxamuud Muuse Xirsi Cadde

Macluumaad gaar ah

Ku dhashay 1927
Buuraha xargaga laascaano
Diinta Islaam

Katagey 5 carura 3 wiil iyo laba gabdhoo

Hoyadiis xaawo raage

wiilkiisa Dr Abdirahman Mohamed Abdi Hashi wuxuu u tartamay MW soomaaliya sanadkii 2012-kii, hadda na Musharax u taagan MW soomaaliya 2022-2026.

W