Mohmed Abshir Muuse waxa uu ahaa sarkaalkii ugu sareeyey ee ciidamada qalabka sida.Gen. Mohamed Abshir waxa uu u wareegay ciidamada Booliiska oo uu mudo badan ahaa talyaha ciidanka booliiska qaranka soomaaliyeed illaa sanadkii 1969 kii markii uu Mohamed siyaad Bare dalka ku qabsadey cinqilaab aan dhiig ku daadan .

Maxamed abshir muuse
Ku dhashay1 luulyo 1926
Xarardheere, soomaaliya
Dhimasho25 Oktoobar 2017
Miniyaabolis, Minnesota
DhalshoSoomaaliya
QoomiyadaSoomaalida
Sanadaha Shaqada1940yd - 1960yd

Gen. Mohamed Abshir waxa uu hadda ku noolyahay wadanka maraykanka isagoo waayeel ah waxaa uu ahaa hogaamiye ku caan baxay daacad iyo hufnaan Waxaa la xirey xilligii kacaanka isagoo sanooyin badan ku jirey xabsi illaa 1989 la soo daayey