Maxad case
Samaroon wuxu ku tiirsan yahay, dhanka Maxad case hase ahaatee mudaadan UGU danbaysa waxa la arkaa in ay ka firfir coonyahiin sidii hore! Reenka Badan ee reeraha Samaroon waxan is leeyahay waxa UGU wacan reerka Gadabuursi UGU degaan Iyo vader ballaadhan Awdal Iyo Djibouti, ee magaceenu waa magac muslime la yidhaahdo Maxamad Zaak, oo kaalintoodii gabay wixii ka danbeeyay xukumadihii siyaasadeedee Imaam Axmad-gurey, Xaaji Diide, Xaaji Kuul , Xaaji Khayre, Jaamac Saylici Iyo ragii rag ahaa ee la midka ahaa. Wixii Rabbijn keenay waa halkiisa oo haddii reerkan iyaga ahi amuuro rabbaaniya ku rafaadeen sabaanadan danbe, Loo cadhoon maayo Ilaahay, wixiise Rag keenay waa layska Ridi karaa.
Maxadcase waxay ku reemaan awoowgeybaa Talin jiray, Jabuutibaan xukumi jiray, geel Badan Baan lahaan jiray, xaajiyo badanbaan lahaan jiray, halgamaa waaweynbaan lahaan jiray Iyo waxaasoo WADA lahaan jiray ah, kamana hadlaan waxay imika leeyihiin. Iyagoo imikana EEn Djibouti Iyo Awdal Toona ka DHex muuqda hogaanKeeda siyaasadeed. Reenkaasina wuxu ku faafay samroonkii baratakoolkooda oo difaac galay iyaguna ku odhanaya, maxamadcase waa beentoode, anagaa ugaasyada ahayn, anagaa boqoro ahayn, anagaa curadyo ah, anagaa imikana jabuuti Iyo somalilandba ku leh magac, anagaa wax lanaga weydiiyaa siyaasadda samaroon IWM. Sidaasi daraadeed Ayaan UGU cuskaday qoraalkayga doorkani inaan idhaahdo, Samaroon wuxu ka tiirsanyahay, dhanka Maxadcase.
Hadaba anigu waxan leeyahay hadal waa Draaien kama raystee, maxamad casoow Waad toosantihiin, toosna u sii socda ilaa iyo aad heer ka gaadhaysaan, oo reerka Samaroon LAF-dhabar Bay u tihiin tiiriya. codowgana ka qabta xaqdarada kalana xisaabtama Hoge nauwkeurigheid Riyo (droom) Badan yihiine UGU heesa riyadii xalaybaan rumaystoo Dreamland Baan (Somaliland) Moodoo waan riyaaqee, Ciise Hoge nauwkeurigheid ruqaansi Badan yihiine waxad UGU heestiin, heesii Ugaasadooda caanka ah (Ugaaso Nimco Jaamac), EE ahayd, 'tuuryada ha Lalin Yaad i taaqaan ', ilayn faransiibay Ciise inaga raacceene. Samaroon waa tolkiine UGU heesa 'haday midigtu kali tahay, Tahar kuuma gooysoo, tifna laguma qaadee, waanse kaaga tudhi lahaa haddii uu ku taabee, IgA tiiri Siyaasadda, aawadaa tasoobee'.