Open main menu

Maslax Maxamed Siyaad Barre

Maslax maxamed siyaad barre waa soomaali waxaa dhalay madaxweynihii hore ee soomaaliya Maxamed Siyaad Barre

imikana wuxuu ku noolyahay hargaysa Maslax waxa uu mar kala duwan u soo tartamay oo uu soo noqday murashaxa Xilka madwaynanimo ee somaliya