Masiibada garoonka Kanjuruhan ee 2022

Maqaalkani waxa uu ka hadlayaa dhacdooyinka taagan. (Oktoobar 2022)

Masiibada garoonka Kanjuruhan ee 2022 ayaa dhacday intii lagu jiray ciyaar kubbadda cagta ah oo ka dhacday garoonka Kanjuruhan ee Malang, Bariga Jawa, Indunisiya, 1dii Oktoobar 2022.

Masiibada garoonka Kanjuruhan ee 2022
garoonka kanjuruhan ee 2010
Taariikhda1 Oktoobar 2022 (2022-10-01)
Goobtagaroonka Kanjuruhan ee Malang, Bariga Jawa, Indunisiya
Koordinatyada 8°9′2″S, 112°34′23″E
Dhimashada125[1]
Dhaawacyada aan dhimashada ahayn~180

Masiibada ayaa dhacday kadib ciyaar dhex martay Arema FC iyo Persebaya Surabaya.

Tixraac wax ka badal

  Maqaalkan guud waa la bilaabay.
Wax ma ka taqaan Masiibada garoonka Kanjuruhan ee 2022 sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale?
Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo?
Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya leh wax ka bedel oo ku dar xog.