Masarre
Waxaa la dhashay. Beelaha ciise Saransoor, dagoodi Saransoor iyo gaaljecel Saransoor iyo dagoodiye saransoor iyo beesha hawiye oo ay kor irirsamaale isku yihiin
Abtirka Masarre
wax ka badalMarka hore Masare saransoor garjan waxaa dhalay; Aabe: Saransoor Garjan Riyaale iyo
abtirkiisana waa sida tan: Massare Saransoor Garjan Riyaale Mataan Riyale Garjante Xajibadood Lo'gade Lixingade Wayalcase Axmed Gardheere Samaale Hiil Abroone.
Hooyo: Faadumo Maxamed oo ah gabar odeyga hawiye dhalay.
Deeganada uu Masarre Dego
wax ka badalBeeshan waxa ay dagaan dhul aad u balaaran oo isku xiran,waxaana lagu qiyaasaa ilaa kun iyo dhowr boqol oo kilo mit.
Kenya NFD:
- Wajir,
- Mandheera
- Rhamu
- Takabo
- Tarbaj
- Qorof-xaraar
- Hadhaadho
- Wagala
- Bangal,
- Kutulo
- Giriftu
- Asaxaabo
- Lafaaleey
- Wajir-boor
- Booko
Dhanka Ithiopia
- Filato
- Dooloow Addo
- Suftu
- qurac masare
- Nagayle
- Xayo-suuftu Nimcaan
Soomaaliya
- Afgooye
- Qoryooley
- Muqdisho
- Kismaayo
- beydhabo
Suldaabka Guude Ee beesha Masare Saransoor:
- Suldaan Sheikh Abdullahi Madey
Madaxda Beesha Massare Saransoor Ee dowlada Kenya:
- Hon. Suleka Hulbale Harun Xilibaanada Baarlamaanka Kenya
- Commissioner Abdiwahab Abdullahi Abdi waa xubin ka tirsan guddiga mushaaraadka iyo gunnooyinka Salaries and Remuneration Commission (SRC)
- Abdi Ali Mohamed- agaasime Competition Authority of Kenya.
- Senator Cabaas Shiekh Mahamed ( Cabaas KK)- member of Senate Kenya
Madaxda masare saransoor Ee ismaamulka Somaalida Ethiopia:
- Wasiir Ku xigeenka qoraheynta Suurow Mohamed Diima
- Gudoomiyaha Dolow Ado Faysal Xuseen
Madaxda Massare Ee Dowlada Soomaaliya:
- Golaha baarlmanka X. Amina Maxamed Mursal
- Taliye ku xigeenka Ciidanka Xooga dalka somaaliaya General Maxamed Cali Barise
- Xilidhbaan heer Maamul Goboleed Cali cadow jibriil ku magac dheer Alkutuby
Abe Xassan Killi o ahaa halyey saransor, Cabdi Hiraab Xujaale Xaaji axmed cilmi caalimka weyn ee masare saransoor ee ku nool degmada bowolmanyo ethiopia, aba muxumad cilmi(kooraar) oo ah ninki ugu horeyey oo aay dowlada ethiopia mishaar uqorto isaga oo odi dhaqameed ah Colonel; Maxamed Xuseen Cunshur oo ahaa, colonel ka tirsanaa Dowladii kacaanka aheyd ee uu ka talinayey Jaalle Maxamed Siyaad Barre.
Waxa lagu amaanaa deris wanaaga marti soorka, bad-baadinta safarrada iyo waliba bixinta maganta,oo qof ka mid ah ku magan siiyo ama maago inuu ku bixiyo,ma jiro qof kugu soo xad-gudbi karaa, waxa ay ka simanyihiin u hogaansamidda awaamirta cuqaashooda.
Masare saransoor waa qabiil madax-banaan misena nasab ah oo aan cidna ku tiirsaneen.
Waxaa kale oo uu masare saransoor dabeecad uleeyahay daganaanta iyo badbaadinta beelaha dariskiisa ah marka loo fiiriya afarta saransoorna waa geesigooda waana manaxa an gardaro yaqaanin in lagu qaldamo maahine.