Maclinweyne waa qabiil ka soo jeeda beelaha kala ah digil iyo mirifle

gaar ahaan wuxuu ka soo jeeda mirifle waa inta ku abtirsata 8 mirifle

gaar ahaan afarta reer Baay

maclinweyne waxa uu degaa gobolada baay bakool gedo jubada hoose jubada dhexe iyo gobolka banadir

maclinweyne wuxuu ukala baxaa Afar jilib oo kala ah ( Hilmaamis , Heejawey, Idimoole iyo garwale)

waxayna ubadan yihiin gobolada sida gobolka gedo , oo ay ka degaan degmada luuq ganaane yurkud iyo qaybo badan

sidoo kale waxa ay degan yihiin waqooyi bari gaar ahaan ismaamulka mandheera iyo Deegaanka Soomalida itoobiya Gobolka daawa

waxaay deegaan wadaag yihiin beelo isagu jira digil iyo mirifle iyo soomaalida kaleba

Beesha maclinweyne waxay u badan yihiin beeraleey iyo xoolo dhaqato ah