Macaamiilada beegsan
Macaamiilada beegsan (ingiriis: target market) waa shaqsiyaadyo macaamiil ah uu ganacsi ku beegsan karo badeecadahiisa, mashruucyadiisa, qorsheyntiisa ganacsi ama qabanqaabadiisa kheyaad ah. Hiigsigan, sifooyinada macaamiilka ka mid ah uu tixgeliyo waxa ka mid ah, da'da, goobta uu joogo, maalgashgiisa, iyo hab-nololeedkiisa sii dhakhliga la kobciyo.[1]
Tixraac
wax ka badal- ↑ Hamlin, Robert (2015). "Niche Marketing And Farm Diversification Processes: Insights From New Zealand And Canada". Renewable Agriculture and Food Systems. ProQuest 1757741033.