Lucas Piazon waa ciyaar yahan u ciyaara kooxda Chelsea. Waxa uu kusoo biiray chelsea asigoo yar. Chelsea Youth Team ayuu kujiray kadib waa weenka ayaalagu daray. Sanadii 2012 Chelsea deen ayeey kudireen. Hada waxuu joogaa Holan koox kadhisan lakin Chelsea ayuu asa xiixan yahay. Ciyaar yahan kani waa ciyaar yahan wanaagsan oo u dhashay Brazil.