Rag waa lix _ nin rag ah _ Rag yaqaan _ Rife - Rife yaqaan _ gar ceesaan

(1) Nin rag : ( waxa la yiraahdaa ninka geesiga ah oo kunka dabada uga barin, waa nin deeqsiya oo marka la dhiibo la yiraahdo wax bixiya, waa hadal yaqaan hadalka heli og). (2) Rag yaqaan ( waxa la dhaahaa ninka ninka raga is garabtaaga oo ninka raga ah yaqaan). (3) Rife ( waxa la yiraahdaa ninka aan tagin madasha ragu isku arko oo hadhow meelahaa raga ku wareysa oo dhaha maxa la yiri).

(4) Rife yaqaan ( waxa la yiraahdaa