Mareexan Uurmidig


Abtirsiimo

Sade waxa uu dhalay

1. Mareexaan

2. Facaye

Mareexaan waxa uu dhalay

1. Awmidig(Uurmidig)

2. Awsame

Awmidig(Uurmidig) waxa uu dhalay

1. Ayuub

2. Xarba arag(arax adag)

3. Idigsoor

Ayuub waxaa uu usii kala baxaa

1. Faqa Ciise

2. Reer Aw Cali

3. Reer Suurow

xarba arag(Arax adag) waxa uu usii qeybsamaa 

1. Jiilaal Faatax

2. Cigaal Faatax

Idigsoor waxa uu dhalay

1. Nebi roon

2. Nebi raac

Nebi raac waxa uu dhalay

Reer waceys oo kala ah

1. Axmed Suuldheere

2. Gaboobe Waceys

3. Faarax Cabdulle

Axmed Suuldheere waxa uu dhalay

1. Cabdi Axmed

2. Yarow Axmed

3. Maxamed Axmed

4. Yuusuf Axmed

5. Kheyre Axmed

Gaboobe Waceys waxa uu qeybsamaa

1. Daadaxo

??????

Faarax Cabdulle waxa uu u kala baxaa

1. Sharaawe

2. Warsame

3. Guuleed

Guuleed ayaa waxa uu usii kala baxaa

1. Axmed Guuleed

2. Siyaad Guuleed

3. Hagar Guuleed

4. Abtidoon Guuleed

5. Geedi Guuleed

Nebi roon waxa uu dhalay

1. Darinle

2. Daa’uud

Darinle waxa uu dhalay

1. Samatar

2. Weheliye

3. Xusseen

Daa’uud waxa uu dhalay

1. Indhayare

2. Abuukar

3. Kheyre

Indhayare waxa uu dhalay

1. Ciise

2. Cali

Abuukar waxa uu usii kala baxaa

1. Reer Cawaale

2. Reer Maax

3. Reer Maxamed Guuleed

4. Reer Liibaan Urshe

Kheyre waxa uu dhalay

1. Samakaab Kheyre

2. Ala magan Kheyre

Samakaab Kheyre waxa uu usii qeybsamaa

1. Reer Kuluc

Ala magan kheyre waxa uu usii farcamaa

1. Sh. Yuusuf

2. Cumar

3. Uurmaax

4. Naaleeye

5. Beyr

6. Maxamed (Weheliye)

7. Maxamuud (Dhageey)

8. Shiikh Cadde

9. Duble

10. Ceynte