Liiska Afhayeenada Baarlamaanka Soomaaliya
Kuwani waa Liiska Afhayeenada Baarlamaanka ee Soomaaliya. Waxaana ka mid ah midka hadda xilka haya ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cusman Jawaari.
Afhayeenka golaha sharci dajinta ee horeEdit
Magaca | Waqtiga |
---|---|
Aadan Cabdulle Cusmaan | 1956–1960 |
Af hayeenada golaha qarankaEdit
Magaca | Watiga |
---|---|
Axmed maxamed Basseey | ? - 1965 |
Sheikh Mukthar Mohammad Hussein | 1965–1969 |
Aan shaci ku salaynayn | 1969 – ? |
Sharmarke Maxamed Cabdulle | ? - 1975 |
Gudoomiyaha joogtada ah ee Golaha shacabkaEdit
Magaca | Waqtiga |
---|---|
Ismaaciil cali Abokor | 1978 ? - ? |
Maxamed Ibraain Axmed | ? - ? |
Xuseen Kulmiye Afrax | 1987–1990 |
Af hayeenadii Kumeel gaarka ahaa iyo Dowladda federaalka kumeelgaarkaEdit
Magaca | Waqtiga |
---|---|
Cabdalla Deeroow Issaaq | 2000 – August 2003 |
Shariif Xasan Sheekh Aadan | September 14, 2004 – January 17, 2007 |
Sheekh Aaden Maxamed Nuur | January 21, 2007 – 2010 |
Shariif Xasan Sheekh Aadan | May 25, 2010 – August 20, 2012 |
Af hayeenada Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaEdit
Magaca | Waqtiga |
---|---|
Maxamed Cusman Jawaari | August 28, 2012 – Hadda jooga |