Lassader waa tuulo oo Bakhad Faarax garaad Si'iid Harti ah. Waxay u dhaxeysa Widhwidh iyo Ade Adeye ee ahayd caasimadda saddexaad ee Darwiish. Waxaa ka horayay caasimadda Darwiish labaad ee ku taalneed Weylahed; oo waxaa ku xigay caasimadda Darwiishian afaraad ee ku taalneed Halin.