Lalisa

Album kali ee Lisa

Lalisa waa albumkii hal ugu horreeyay ee fanaan reer Tayland iyo rapper Lisa, oo xubin ka ah kooxda gabdhaha Blackpink. Waxaa la sii daayay Sebteembwr 10, 2021.[1]

Lalisa
album kali by
Wuxuu soo baxaySebteembar 10, 2021 (2021-09-10)
IstuudiyoThe Black Label (Seoul)
NoocaHip hop
Dhererka6:08
Calaamada
Heesaha albumka ee Lalisa
  1. "Lalisa"
    Released: Sebteembar 10, 2021 (2021-09-10)

Tixraacyada wax ka badal

  1. 블랙핑크 리사, 다음달 솔로 데뷔 확정… 싱글앨범 'Lalisa (라리사)' 발매 [Blackpink's Lisa to make her solo debut next month with single album 'Lalisa']. Top Star News. August 26, 2021. Soo qaatay August 28, 2021.