Lafti nagaa
lafti nagaa. waa kalmad maad leh oo dhamaadka sanadkii 2023 kusoo korodhay bulshada soomaalida.
kalmaddan ayaa timid kadib markii magaalada hargaysa uu yimid nin kasocda Qoomiyada oromada oo sheeganaya in oromo tahay Dir. Ninkan ayaa waxa uu ku andacoonayay in Dir gaar ahaan beesha isaaq iyo Oromo ay walaalo yihiin. taa darteedna ay badda wada leeyihiin isagoo yiri gabi ahaanba oromo waa dir.
arinta kalmadda ayaa bulshada soomaaliyeed si aad ah ugu dhex faaftay illaa aya madaxdii soomaalida qaar kamida ka hadlaan.
ereyga lafti-nagaa ayaa waxa uu kamid noqday ereyadii ugu saamaynta badnaa sanadkii 2023da.