Kyle Miyata Larson (wuxuu ku dhashay Sacramento, California, taariikhdu markay ahayd Julaay 31, 1992) waa xirfadle Mareykan ah oo baabuur ku tartama kana qayb gala Tartanka Koobka NASCAR.

Kyle Larson

Larson wuxuu ku biiray kooxda Chip Ganassi Racing kooxda laga bilaabo xilli ciyaareedkii 2014 ilaa bilowgii xilli ciyaareedka 2020 isagoo wata lambar baabuur 42. Kooxdan, wuxuu ku guuleystay sagaal guul oo tartan ah.[1][2] Waxaa laga joojiyay NASCAR ka dibna laga ceyriyay kooxda Ganassi bishii Abriil 2020 sababo la xiriira dhacdo hadal cunsuriyad ku dheehan tahay oo ku saabsan orodka dalwaddii.

NASCAR waxay soo celisay maqaamkii Larson bishii Oktoobar 2020.[3] Laga bilaabo xilli ciyaareedkii 2021, wuxuu ku orday kooxda Hendrick Motorsports oo ay la socdeen lambar baabuur 5.[4]

Tixraac wax ka badal

  1. Ryan, Nate (August 30, 2013). Gannett Company https://www.usatoday.com/story/sports/nascar/2013/08/30/kyle-larson-ganassi-montoya-target-nascar-sprint-cup/2746803/. Soo qaatay August 30, 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Bob Pockrass (August 30, 2013). "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Sagaalaad 5, 2013. Soo qaatay January 22, 2014.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  3. Official Site Of NASCAR. 2020-10-19 https://www.nascar.com/news-media/2020/10/19/nascar-reinstates-kyle-larson-clearing-him-to-return-to-racing-effective-jan-1-2021/. Soo qaatay 2020-10-20.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. NASCAR Talk | NBC Sports. 2020-10-28 https://nascar.nbcsports.com/2020/10/28/kyle-larson-hendrick-motorsports-signs-to-drive-for-2021-season/. Soo qaatay 2020-10-28.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

Xiriirinta dibedda wax ka badal

 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: