Kwon Yu-ri

heesaa iyo atariisho Koonfur Kuuriya

Kwon Yu-ri (dhashay Diseembar 5, 1989), oo ay sifiican u garaneyso magaceeda Yuri, waa heesaa Kuuriyada Koonfureed, jilaa.  Marka laga reebo howlaha kooxdeeda, waxay ka shaqeysay dhowr telefishan sida Fashion King (2012), Local Hero (2016), Gogh, The Starry Night (2016) iyo Innocent Defendant (2017). Sanadkii 2013, ayey filimkeedii ugu horreeyay ka soo muuqatay No Breathing.

Kwon Yu-ri
Yuri ee 2019
Ku dhashay (1989-12-05) Diseembar 5, 1989 ( 34jir)
Goyang, Gyeonggi, Koonfur Kuuriya
WaxbarashadaJaamacadda Chung-Ang
Saxiixa
Xirfad muusik
Nooca fankaK-pop
QalabkaCod
Sanadaha Shaqada2007–hada
CalaamadahaSM
Falalka la xiriiraGirls' Generation
Girls' Generation-Oh!GG
SM Town
WebsiteOfficial website

2018, waxay sameysay kulankeedii ugu horeeyay ee soloist iyada oo leh EP-da ugu horeysa The First Scene.

Xiriirinta dibedda wax ka badal