Kursi (Af Ingiriis : chair; Af Carabi : ar‎) waa saabaan oo loo isticmaalo fadhisasho. Kursiga waxa la saara badhyaha.

Kursi

Magaca

Ereyga kursi waa mid asal ahaan ka soo jeeda luuqada Carabiga. Si la mid ah ereyo badan oo kale, ereyga kursi waa mid laga soo amaahdey luuqada Carabiga.

Muuqaal

Sidoo kale fiiri

Tixraac