Koor
Koor waxa ay leedahay afar xagal laba xarriiq oo kamid ah waa Barbaroolayaal oo is dhinac socda.
Koor | |
---|---|
Dhinacyada iyo Geesaha | 4 |
Bed | |
Astaamaha | Ma toosna |
Bedka Koorta waxaa loo xisaabaa Dhererka xarriiqa salka + xarriiqa barbarada la ah oo lagu dhufto Joogga oo laba loo qaybshay.