Karin (degaan)
Karin (Af Ingiriis : Caren, Af Carabi : ar) Waa magaalo ku taal Gobolka Bari Soomaaliya. Waxay kamid tahay magaalooyinka ugu facaweyn soomaaliya, 40 KM ayeey dhanka koonfureed ka xigtaa Magaalada Boosaaso waxaana la assaasay horaantii qarnigii 14-aad ee taariikhda miilaadiga, waxay ku taal deegaan Istaraatiiji ah oo ah Karinka Kala qaybsha Buuraha Calmiskaad & Calmadow, Waa qalcad dabiici ah.
Karin Karriyyn كارين | |
---|---|
Degmo | |
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude. | |
Wadanka | Soomaaliya |
Maamulka | Puntland |
Gobolka | Bari |
Degmada | karin |
Dowlada | |
• Nuuca | Degmo |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 80,000 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Taariikhda
wax ka badalKarin waxay ku bilaabatay Beero si tartiib tartiib ah ayeeyna Isugu bedeshay magaalo, Horaanta qarnigii 20-aad waxaa saldhig iyo xarun ciidan ka samaystay Faashiitihii Talyaaniga Xaruntaas oo ahayd mida Labaad ee ugu weyn ee Talyaanigu ku yeeshay Soomaaliya
Dhaqaalaha
wax ka badalNolasha dadka oo badideed aad ugu xiran magaalada bosaso, waxay ku tiirsantahay wax soosaarka beeraha iyo maydiga (beeyada iyo fooxa) maadaama Magalaada karin ay dhexdooda kutaal labada Buurood e Calmadaw iyo Calmiskaat kuwaaso ay kabaxaan xabkuhu.