Kalgaraf waa deegaan oo Sanaag ku yaalo oo deegaan Ugaadhyahan ee beelaha Ciid-Nugaal, ama Si'iid Harti ama reer darawiish ah. Sannadka 1904, waxay ahaan jirtey xarunta Daraawiishta.