Kaladogaram

(Waxaa laga soo toosiyay Kaladogaraam)

Kaladogaram (ing. cladogram) (oo ka yimid Giriiga clados "laan" iyo gramme "dabeecad") waa jaantus loo isticmaalo kaladistik si loo muujiyo xiriirka ka dhexeeya noolaha.